Sabuurradii 69:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Cay baa i qalbi jebisay, waanan quusanayaa, Oo waxaan doondoonay mid ii jixinjixa, laakiinse waan waayay, Oo waxaan doondoonay kuwo i qalbi qaboojiya, laakiinse ma aanan helin.

Sabuurradii 69

Sabuurradii 69:16-21