Sabuurradii 68:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Buurihiinnan dhaadheerow, bal maxaad u quudhsanaysaan Buurta Ilaah uu jeclaaday inuu hoygiisii ka dhigto? Haah, oo Rabbigu halkaasuu degganaan doonaa weligiisba.

Sabuurradii 68

Sabuurradii 68:9-17