Sabuurradii 66:1-4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Dadka dhulka oo dhammow, Ilaah farxad ugu qayliya,

2. Oo ammaanta magiciisa ku gabya, Ammaantiisana qurxiya.

3. Ilaah waxaad ku tidhaahdaan, Shuqulladaadu cabsi badanaa! Weynaanta xooggaaga aawadiis ayaa cadaawayaashaadu isugu kaa dhiibi doonaan.

4. Dadka dhulka oo dhammu adigay ku caabudi doonaan, Wayna kuu gabyi doonaan, Magacaagay u gabyi doonaan. (Selaah)

Sabuurradii 66