Sabuurradii 55:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sababtuna waxaa weeye codka cadowga daraaddiis, Iyo kan sharka leh cadaadintiisa daraaddeed, Waayo, iyagu xumaan bay igu tuuraan, Maxaa yeelay, cadho ayay igu silciyaan.

Sabuurradii 55

Sabuurradii 55:1-12