Sabuurradii 54:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Ilaahow, magacaaga igu badbaadi, Oo xooggaaga iigu garsoor.

2. Ilaahow, baryadayda maqal, Oo erayada afkayga dhegta u dhig,

3. Waayo, shisheeyayaal baa igu kacay, Oo rag dulmi badan ayaa doonayay inay nafta iga qaadaan, Iyagu Ilaah kama fikirin. (Selaah)

Sabuurradii 54