Sabuurradii 40:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse anigu waxaan ahay miskiin iyo mid baahan, Sayidkuse waa i xusuustaa. Ilaahayow, waxaad tahay caawimaaddayda iyo samatabbixiyahayga, Haddaba ha iga raagin.

Sabuurradii 40

Sabuurradii 40:16-17