Sabuurradii 40:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwa doonaya inay naftayda halligaan ha ceeboobeen, Oo dhammaantood ha wareereen, Oo kuwa waxyeelladayda ku farxana Dib ha loo celiyo, oo sharafdarro ha ku soo degto.

Sabuurradii 40

Sabuurradii 40:6-15