Sabuurradii 37:25-27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

25. Waan dhallin yaraan jiray, oo haatanna waan gaboobay, Oo weligay ma arag mid xaq ah oo la dayriyey, Ama carruurtiisa oo cunto tuugsanaysa.

26. Maalinta oo dhan wuu naxariistaa oo wax buu amaahiyaa, Oo carruurtiisuna way barakaysan yihiin.

27. Sharka ka fogow, oo wanaag samee, Oo weligaa baad degganaan doontaa.

Sabuurradii 37