Sabuurradii 30:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Rabbiyow, waan ku sarraysiinayaa, waayo, kor baad iga yeeshay, Oo weliba igama aad dhigin in cadaawayaashaydu ii faanaan.

2. Rabbiyow, Ilaahayow, Waan kuu qayshaday oo adna waad i bogsiisay.

3. Rabbiyow, waxaad naftaydii kor uga qaadday She'ool, Oo waad i sii noolaysay si aanan yamayska ugu dhicin.

Sabuurradii 30