Sabuurradii 3:6-8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

6. Ka baqi maayo dadka kumanyaalkaa, Oo gees kasta iga hareereeyey.

7. Kac, Rabbiyow, oo i badbaadi, Ilaahayow, Waayo, cadaawayaashaydii oo dhan waxaad ku dhufatay dhabanka, Oo kuwa sharka leh ilkahoodiina waad jejebisay.

8. Badbaado waxaa leh Rabbiga, Barakadaadu dadkaaga ha ku soo degto. (Selaah)

Sabuurradii 3