Sabuurradii 2:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Bal quruumuhu maxay u cadhoodaan, Dadkuna maxay ugu fikiraan wax aan waxba ahayn?

2. Boqorrada dhulku col bay u taagan yihiin, Taliyayaashuna waxay u wada tashadaan Rabbiga iyo Masiixiisa, iyagoo leh,

3. Silsiladahooda aan gooyno Oo xadhkahoodana aan iska fogayno.

Sabuurradii 2