Sabuurradii 148:3-5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

3. Qorraxda iyo dayaxow, ammaana isaga, Xiddigaha iftiinka oo dhammow, ammaana isaga.

4. Ammaana isaga, samooyinka samooyinkow, Iyo biyaha samooyinka ka sarreeyow.

5. Iyagu magaca Rabbiga ha ammaaneen, Waayo, isagu wuu amray, oo iyana way abuurmeen.

Sabuurradii 148