Sabuurradii 139:23-24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

23. Ilaahow, i baadh, oo qalbigayga garo, I tijaabi, oo fikirradayda ogow,

24. Oo bal fiiri inuu jid xumaan ahu igu jiro iyo in kale, Oo igu hoggaami jidka weligiis ah.

Sabuurradii 139