Sabuurradii 132:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu run buu Daa'uud ugu dhaartay, Oo dhaartiisiina ka soo noqon maayo, Midhaha jidhkaaga midkood ayaan carshigaaga ku fadhiisin doonaa.

Sabuurradii 132

Sabuurradii 132:10-15