Sabuurradii 119:1-4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Waxaa barakaysan kuwa jidka ku qumman, Oo sharciga Rabbiga ku socda.

2. Waxaa barakaysan kuwa dhawra markhaatifurkiisa, Oo Rabbiga ku doondoona qalbiga oo dhan.

3. Haah, oo xaqdarro ma sameeyaan, Jidadkiisase way ku socdaan.

4. Waxaad nagu amartay amarradaada, Inaan aad u dhawrno.

Sabuurradii 119