Sabuurradii 119:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Waxaa barakaysan kuwa jidka ku qumman, Oo sharciga Rabbiga ku socda.

2. Waxaa barakaysan kuwa dhawra markhaatifurkiisa, Oo Rabbiga ku doondoona qalbiga oo dhan.

Sabuurradii 119