Sabuurradii 116:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Rabbiga waan jeclahay, maxaa yeelay, wuxuu maqlay Codkaygii iyo baryootankaygii.

2. Dhegtuu ii dhigay, Sidaas daraaddeed isagaan baryi doonaa intaan noolahay oo dhan.

Sabuurradii 116