Sabuurradii 115:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Rabbiyow, yaanay noo ahaan, yaanay noo ahaan, Laakiinse magacaaga ammaani ha u ahaato, Naxariistaada iyo runtaada daraaddood.

2. Bal maxay quruumuhu u odhanayaan, Haddaba Ilaahoodu meeh?

3. Laakiinse Ilaahayagu samooyinkuu ku jiraa, Oo wax alla wixii uu doonayayna wuu sameeyey.

Sabuurradii 115