Sabuurradii 114:4-7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

4. Buurihii waxay u boodboodeen sidii wanan, Kurihiina sidii baraar.

5. Baddoy, bal maxaa kugu dhacay oo aad u cararaysaa? Webi Urdunow, maxaad dib ugu noqonaysaa?

6. Buurahow, bal maxaad ugu boodboodaysaan sida wanan? Kuraha yaryarow, bal maxaad ugu boodboodaysaan sida baraar?

7. Dhulkow, ku gariir Sayidka hortiisa, Ilaaha reer Yacquub hortiisa ku gariir,

Sabuurradii 114