Sabuurradii 105:30-32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

30. Rahyo waa ku bateen dhulkoodii Iyo qolalka boqorkoodiiba.

31. Isagu waa hadlay, markaasaa waddankoodii oo dhan Waxaa yimid duqsi faro badan iyo injir.

32. Oo roob ahaan wuxuu u siiyey roob dhagaxyaale, Dalkoodiina wuxuu ku soo daayay dab ololaya.

Sabuurradii 105