Sabuurradii 103:20-21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

20. Malaa'igihiisa xoogga badan oo eraygiisa oofiya Oo codka hadalkiisa maqlow, Rabbiga ammaana.

21. Rabbiga ammaana, ciidammadiisa oo dhammow, Idinkoo ah midiidinyadiisa wuxuu doonayo sameeyow,

Sabuurradii 103