Sabuurradii 102:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, isagu wuxuu wax ka soo fiiriyey meeshiisa sare oo quduuska ah, Rabbigu dhulkuu ka soo eegay samada,

Sabuurradii 102

Sabuurradii 102:15-25