Rooma 2:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Nin yahow, ma waxay kula tahay, kolkaad xukuntid kuwa waxyaalaha caynkaas ah sameeya oo aad isla wixiina sameeysid, inaad xukunka Ilaah ka baxsan doonto?

Rooma 2

Rooma 2:1-10