Nexemyaah 9:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xataa markay samaysteen weyl dahab la shubay ah, oo ay isku yidhaahdeen, Kanu waa Ilaahaagii kaa soo bixiyey dalkii Masar; oo ay aad kaaga dhirfiyeen,

Nexemyaah 9

Nexemyaah 9:8-28