Nexemyaah 7:41-44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

41. reer Fashxuurna kun iyo laba boqol iyo toddoba iyo afartan,

42. reer Haarimna kun iyo toddoba iyo toban.

43. Kuwii reer Laawina waxay ahaayeen reer Yeeshuuca kii reer Qadmii'eel oo ahaa reer Xoodawyaah afar iyo toddobaatan.

44. Oo nimankii gabayaaga ahaa oo reer Aasaaf ahaana waxay ahaayeen boqol iyo siddeed iyo afartan.

Nexemyaah 7