22. reer Xaashumna saddex boqol iyo siddeed iyo labaatan,
23. reer Beesayna saddex boqol iyo afar iyo labaatan,
24. reer Xaariifna boqol iyo laba iyo toban,
25. reer Gibecoonna shan iyo sagaashan,
26. raggii reer Beytlaxam iyo reer Netofaahna boqol iyo siddeed iyo siddeetan,
27. raggii reer Canaatoodna boqol iyo siddeed iyo labaatan,
28. raggii reer Beytasmaawedna laba iyo afartan,