Nexemyaah 7:19-23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

19. reer Bigwayna laba kun iyo toddoba iyo lixdan,

20. reer Caadiinna lix boqol iyo shan iyo konton,

21. reer Aateer oo ahaa reer Xisqiyaahna siddeed iyo sagaashan,

22. reer Xaashumna saddex boqol iyo siddeed iyo labaatan,

23. reer Beesayna saddex boqol iyo afar iyo labaatan,

Nexemyaah 7