Nexemyaah 4:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xumaantoodana ha dedin, oo dembigoodana yaan hortaada laga tirtirin, waayo, kuwii wax dhisayay hortooda ayay kaaga xanaajiyeen.

Nexemyaah 4

Nexemyaah 4:4-15