31. Oo reer Benyaamiinna waxay degeen inta laga bilaabo Gebac, iyo Mikmaash, iyo Cayaa, iyo Beytel iyo magaalooyinkeeda,
32. iyo Canaatood, iyo Nob, iyo Cananyaah,
33. iyo Xaasoor, iyo Raamaah, iyo Gitayim,
34. iyo Xaadiid, iyo Seboyim, iyo Neballaad,
35. iyo Lod, iyo Oonoo oo ahayd dooxadii kuwa sancada badan.
36. Oo kuwii reer Laawi oo reer Yahuudah ku dhex jiray qaybahoodii qaarkood ayaa ku darsamay reer Benyaamiin.