Muujintii 9:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii lixaad, markaasaan maqlay cod ka yeedhaya geesihii girgirihii allabariga oo dahabka ahaa oo Ilaah hor yaal,

Muujintii 9

Muujintii 9:12-19