Muujintii 3:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eeg, albaabkaan taaganahay oo garaacayaa; haddaba haddii nin codkayga maqlo oo albaabka iga furo, waan u soo gelayaa, oo waan la cashayn, isna wuu ila cashayn.

Muujintii 3

Muujintii 3:16-22