Muujintii 22:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana waxay igu tidhi, Iska jir oo saas ha yeelin, waayo, anigu waxaan addoon la ahay adiga iyo nebiyada walaalaha ah iyo kuwa xajiya erayada kitaabkan; haddaba Ilaah caabud.

Muujintii 22

Muujintii 22:1-15