Muujintii 22:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo anigoo Ciise ah ayaan malaa'igtaydii u soo diray inay waxyaalahan idiinku markhaati furto kiniisadaha aawadood. Anigu waxaan ahay xididkii iyo farcankii Daa'uud, iyo xiddigta waaberi oo dhalaalaysa.

Muujintii 22

Muujintii 22:13-21