Muujintii 14:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo canabkiina waxaa lagu tuntay magaalada dibaddeeda, oo waxaa macsaraddii ka soo baxay dhiig, wuxuuna gaadhay tan iyo fardaha xakamahooda, ilaa kun iyo lix boqol oo istaadiyon.

Muujintii 14

Muujintii 14:16-20