Matayos 28:17-19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

17. Oo goortay arkeen isagii, way caabudeen, laakiin qaar baa shakiyey.

18. Oo Ciise ayaa u yimid oo la hadlay, oo wuxuu ku yidhi, Amar oo dhan ayaa samada iyo dhulka laygu siiyey.

19. Haddaba taga, oo quruumaha oo dhan xer ka dhiga, oo ku baabtiisa magaca Aabbaha iyo Wiilka iyo Ruuxa Quduuskaa,

Matayos 28