Matayos 25:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin kuwii caqliga lahaa ayaa u jawaabay oo waxay ku yidhaahdeen, Maya, waaba intaas oo ay nagu filnaan waydaa annaga iyo idinka; bal u taga kuwa iibiya oo ka soo iibsada.

Matayos 25

Matayos 25:6-11