Matayos 25:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Boqorku kuwa midigtiisa jooga ku odhan doonaa, Kaalaya, kuwa Aabbahay barakeeyeyow, oo dhaxla boqortooyada tan iyo aasaaskii dunida laydiin diyaargareeyey.

Matayos 25

Matayos 25:25-43