Matayos 2:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu Beytlaxam cid u diray oo ku yidhi, Taga oo ilmaha aad u doondoona, oo goortaad heshaan i soo ogeysiiya si aan anna ugu tago oo u caabudo.

Matayos 2

Matayos 2:1-17