Matayos 19:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu ku yidhi, Maxaa yeelay, Muuse wuxuu idiinku fasaxay inaad naagihiinna furtaan qalbi engegnaantiinna aawadeed, laakiin bilowgii sidaas ma ay ahayn.

Matayos 19

Matayos 19:1-12