Matayos 19:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu ku yidhi, Kuwee? Ciise ayaa ku yidhi, Waa inaanad qudh gooyn, Waa inaanad sinaysan, Wan inaanad wax xadin, Waa inaanad marag been ah furin.

Matayos 19

Matayos 19:11-26