Markos 13:35-37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

35. Soo jeeda haddaba, waayo, idinku ma ogidin sayidkii guriga lahaa goortuu imanayo, inay tahay makhrib, ama habeenbadhkii, ama goortii diiqu ciyo, ama aroortiiba,

36. waayo, waaba intaasuu idinku soo kediyaa oo uu idin helaa idinkoo hurda.

37. Waxaan idinku leeyahay ayaan dadkii oo dhan ku leeyahay, Soo jeeda.

Markos 13