Maahmaahyadii 4:19-21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

19. Jidka kuwa sharka lahuna waa sida gudcurka oo kale. Oo iyagu garan maayaan waxay ku turunturoodaan.

20. Wiilkaygiiyow, erayadayda dhegayso, Oo hadalladaydana dhegta u dhig.

21. Indhahaaga hortooda yaanay ka fogaan, Oo qalbigaaga dhexdiisa ku hayso,

Maahmaahyadii 4