Maahmaahyadii 30:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Kuwanu waa erayadii Aaguur ina Yaaqeh, oo ahaa reer Masaa. Ninku wuxuu la hadlay Iitii'eel, iyo xataa Iitii'eel iyo Ukaal, oo ku yidhi,

2. Hubaal anigu waan ka doqonnimo weynahay nin kastaba, Oo dad waxgarashadiisana ma lihi.

3. Xigmad ma aan baran, Aqoonta Kan quduuska ahna ma aqaan.

Maahmaahyadii 30