Maahmaahyadii 23:25-28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

25. Aabbahaa iyo hooyadaaba ha farxeen, Oo tii ku dhashayna ha rayrayso.

26. Wiilkaygiiyow, qalbigaaga i sii, Oo indhahaaguna jidadkayga ha dhawreen.

27. Waayo, dhillo waa booraan dheer, Oo naag qalaadna waa god cidhiidhi ah.

28. Sida tuug oo kale ayay u gabbataa, Oo waxay dadka ku dhex badisaa khaayinnada.

Maahmaahyadii 23