Maahmaahyadii 22:26-28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

26. Ha noqonin sida kuwa gacanta dhaar ugu dhiiba, Ama sida kuwa deyman u dammiinta.

27. Haddaanad haysan wax aad bixiso, Bal muxuu sariirtaada hoostaada uga la bixi?

28. Soohdinta hore oo ay awowayaashu dhigeen Innaba ha durkin.

Maahmaahyadii 22