Maahmaahyadii 22:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Magac wanaagsan baa laga doortaa maal badan, Oo nimcana waa ka wanaagsan tahay lacag iyo dahab.

2. Taajirka iyo miskiinku way wada kulmaan, Oo Rabbigu waa kii kulligood sameeyey.

Maahmaahyadii 22