Luukos 24:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Maalintii ugu horraysay ee toddobaadka, goortii waagii beryayay, ayay xabaashii yimaadeen, iyagoo wada dhirtii udgoonayd oo ay diyaargareeyeen.

2. Oo waxay arkeen dhagixii oo xabaashii laga giringiriyey.

3. Markaasay galeen, laakiin kama ay helin meydkii Rabbi Ciise.

Luukos 24