Laawiyiintii 9:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dibi iyo wanna waxaad u keentaan qurbaanno nabaadiino in Rabbiga hortiisa allabari ahaan loogu bixiyo, iyo qurbaan hadhuudh ah oo saliid lagu daray, waayo, maanta ayaa Rabbigu idiin muuqan doonaa.

Laawiyiintii 9

Laawiyiintii 9:1-8