Laawiyiintii 9:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Haaruun gacmihiisii ku soo taagay dadka xaggiisii, oo wuu u duceeyey iyagii; markaasuu ka soo degtay bixintii uu bixinayay qurbaankii dembiga, iyo qurbaankii la gubayay, iyo qurbaannadii nabaadiinada.

Laawiyiintii 9

Laawiyiintii 9:17-23