Laawiyiintii 9:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wuxuu gowracay neefkii qurbaanka la gubo ahaa, markaasaa wiilashii Haaruun waxay isagii u keeneen dhiiggii, oo isna wuxuu ku dul rusheeyey hareeraha meesha allabariga.

Laawiyiintii 9

Laawiyiintii 9:6-18